Qabri qodaha Aqoonyahanka ah ee heesta Shahaadada Masterka !! (Daawo Sawirro)

Waxa uu heystaa Shahaadada Masterka, haddana wuxuu ka shaqeeyaa qubuuraha, Mahdi Ramadaan Shacbaan waa wiil dhallinyaro ah oo ay xaaladda adduun ku adkaatay, kaddib markii uu waayay meel uu kaga shaqeeyo cilmigii uu bartay. Waa Falastiini, Marqaatiga labaad ee jaamacadda ka heystaa Luqadda Carabiga. “Dunidu waxay wax u dhistaa si ay u horumariso nolosheeda, annagana … Continue reading Qabri qodaha Aqoonyahanka ah ee heesta Shahaadada Masterka !! (Daawo Sawirro)